Jump to content

Draft:Samatar-horogle

From Wikipedia, the free encyclopedia

This template should not be used on draft pages.

Reer samatar

Waa jifida ugu badan beelweyne reer horogle ee mohamed gorgarte, beeshaan waxay si rasmi ah u degtaa magalada horogle-town, iyo magalada galkacyo gaar ahaan xafada hormar oo ay ugu badan yihiin iyo cagaar wayne iyo xaafada buulo dooro oo ah laanta 5aad ee xafada israac, sidokle waxay degaan ethiopia siiba gobolka doollo, beeshaan waa reer gallaadi intooda badan iyo labile oo ay ahayeen dadkii aas aasay, beeshaan waa beelaha hubaysan marka laga yimaado beelaha kale waxayna kasoo qayb qaateen dagaaladii sayid maxamed cabdille xasan iyo kuwii jabhadihii maxaliga ahaa ee doollo ka dhacay.

References[edit]